Jump to content

Shaacbax

Ka Wikipedia
nin ku dhaqmaya ciyaarka "Floss" oo shaacbaxay sanadka 2017

'shaacbax ama shaackac (Af Ingiriis : social trend; Af Ingiriis : fad; Af Ingiriis : craze; ) waa dabeecad wadareed, ama ifafaalo wadareed ay bulshada sii riyaaq leh ku dhawaaqaan muddo gaaban ama muddo dheer. Ereyga falka ee ereyga shaacbax ama shaackac waa shaacbaxaya ama shaackacaya, iyo lidkeeda ee magac-cillanaad waa shaacdhac, shaacdhicis ama shaacdhicin. Ereyga falka ee lidka waxa uu yahay shaacdhici ama shaacdhacaya. Faallooyinka shaacbixinta ama shaackicidda waa mid baahsan iyo dhaqan ahaan, habsocodyo fara badan ayay tilmaami karta sida dhar shaacbaxaya, ama ereyo shaacbaxaya ama dhaqaale ee shaacbaxaya, ama balwad ee shaacbaxaya. Ifafaalada ee shaacbaxa badankood waa kuwa ee muddo gaaban noqda shay hadal-hayn leh, dookh leh, ama xaraggo leh.[1]


  1. Aguirre, B.E. Jorge L.; Mendoza, Jorge L.; Quarantelli, E.L. (1988). "The collective behavior of fads: The characteristics, effects, and career of streaking". American Sociological Review. 53 (4): 569–584. doi:10.2307/2095850. JSTOR 2095850.