Mocooyo
Appearance
Mocooyo (Af Ingiriis : grandmother ama granny) waa hooyo ama aabo hooyadiis. Mocooyo waa waalid labaad, waxaana lamaane la ah awoowe. Dadku inta badan waxay isku khaldaan mocooyo iyo ayeeyo, laakiin waa labo qof oo kala duwan.
Af-Soomaaliga saxda ah mocooyo waa hooyada qof hooyadiis ama aabihiis, halka ayeeyo ka tahay mocooyada hooyadeed taasi oo qofkan u noqonaysa waalid sadexaad.
Qoraalo La Mid Ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Qoys
- Hooyo
- Aabe
- Ilmo
- Walaal
- Ubad
- Qaraabo
- Aboowe
- Abaayo
- Wiil
- Gabadh
- Xaas
- Seey
- Waalid
- Ciyaal
- Caruur
- Awoowe
- Mocooyo
- Ayeeyo