Jump to content

Millimeter

Ka Wikipedia

Millimeter Waxaana loo soo gaabiyaa (mm) Waxa ay ka koobantahay weedha (Milli) Oo ah micnaheeda Kunkiiba hal (Meter) waa halbeega ay aduunka oo dhan isticmaalaan ee lagu cabiro dhererka ama dhirirka, Sidaas daraadeen Millimeter Waxa uu la egyahay Kunkiiba hal oo loo qoro sidaan waxaan loo adeegsadaan dhererka yer.