Jump to content

Dagaalki Suuriya

Ka Wikipedia
Dagaalki Suuriya
Qayb ka mid ah Guga Carabta iyo Jiilaalka Carabta, daadinta dagaalka sokeeye ee Ciraaq, dagaalka ka dhanka ah Dawladda Islaamka, Dagaalka Caalamiga ah ee Argagaxisada, Dagaalka Kurdiyiinta-Turkiga, Iran-Israa’iil, iyo dagaalladii wakiillada ee Iiraan iyo Sucuudiga
Khariidadda dagaalka Suuriya
Dagaalka Suuriya ilaa Diseembar, Fallaagada Suuriya waxay haystaan ​​Xalab iyo Dimishiq. Suuriya ee Bashar burburtay.
Taariikh 15 March 2011 - hadda

(13 sano, 8 bilood, 3 toddobaad iyo 3 maalmood)

Goobta Suuriya
Darajo Wali dhacaya
  • Bashaar wuu ka tagay Suuriya
  • Jabhaduhu waxay samaystaan ​​dawlad cusub (Dowladda federaalka kumeelgaarka ee Suuriya)
  • Israa'iil waxay weerartay buuraha Golan
Dhaawacyo
Wadarta dhimashada

580,000–617,910

Dhimashada rayidka

219,223–306,887

Barakacayaal

  • 6.7 milyan oo gudaha ah
  • 6.6 milyan oo dibadda ah (March 2021)

Wadanmaha kale dagaalki suuryiya

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

dagaalka syria ee asia electrate, dagaalada sokeeye ee wadanka syria ee udhaxeeya gudoomiyaasha iyo muwaadiniinta syria ee galbeedka asia, weerarada kiimikada, taangiyada, iyo rasaasta dagaalka ee soconaya in kabadan 10 sano oo udhaxeeya ciidamada gobolka iyo muwaadiniinta, quruumaha kale sida Russia iyo USA ku lug leh , muhaajiriinta ku wajahan europa iyo arabia, dhalashada syrian iyo dadka kurdida ee waqooyiga arabia.




sido Kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]