OPEC
Ururka Caalmaiga ah ee Soosaara shiidaalka(OPEC).(Ingiriis Organization of the Petroleum Exporting Countries).Waa urur caalamiya oo kakooban 12 dawladood oo soosaara gaasta iyo baatroolka. dawladaha xubnaha ka ah opek waxa ay kuleeyihiin amaba ay keenaan suuqyada caalmiga h @ shiidaalka lagukal iibsado caalamka .waxakale oo ayleeyihiiin kaydka caalamka ugu badan oo gaadhaya p.Xarunta OPEC waxa ay kutaalaa magalamadaxda Austriya ee Fiyena
Xubnaha Opec
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dawladdaha hadda ka mid ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wadamada xubnaha ka ah Opec waa 12 Lix waa bariga dhexe Laba Waa Laatiin amerika Afar waa Afrika
Dawladdaha | Meelaha ay ku yaalaan | Waqtiga ay Opec kuso biireen | Tirada daka (2008) |
Masaaxada (km2) |
---|---|---|---|---|
Aljeeriya | Afrika | 1969 | 33,779,668 | 2,381,740 |
Angola | Afrika | 2007 | 12,531,357 | 1,246,700 |
Ikwadoor | Koofur amerika | 2007[A 1] | 13,927,650 | 283,560 |
Iiraan | Bariga dhexe | 1960[A 2] | 75,875,224 | 1,648,000 |
Ciraaq | Bariga dhexe | 1960[A 2] | 28,221,180 | 437,072 |
Kuwayt | Bariga dhexe | 1960[A 2] | 2,596,799 | 17,820 |
Libya | Afrika | 1962 | 6,173,579 | 1,759,540 |
Nayjeeriya | Afrika | 1971 | 158,259,000 | 923,768 |
Qatar | Bariga dhexe | 1961 | 824,789 | 11,437 |
Sacuudi Carabiya | Bariga dhexe | 1960[A 2] | 28,146,656 | 2,149,690 |
Imaaraatka Carabta | Bariga dhexe | 1967 | 4,621,399 | 83,600 |
Fanansuwela | Koofur amerika | 1960[A 2] | 26,414,816 | 912,050 |
Wadarta guud | 369,368,429 | 11,854,977 Km2 |
Dalal horay uga tirsanaan jiray
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dalka | Qaaradda | Xiliga uu kusoo biiray | Xiliga uu isgatay |
---|---|---|---|
Gabon | Afrika | 1975 | 1994 |
Indunisiya | Koofur bare aasiya | 1962 | 2008 |
Dawladdaha doonaya in ay kusoo biiraan
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Boliifia, Masar, Suuriya, Suudaan iyo Meksiko Wadamadaan Opec Ayaa tiri kusoo biira.
- Suudaan waxay diyaar utahay in ay kubiirto.
- Somaliland <<<<< Shidaal ma soo saarto Laakiin waxaa la rajeeynayaa 2020 wixi ka dambeeya in ay soo saari doonto.
Qoondooyinka shidaal soo saarista
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dalka | Qoondada (7/1/05) | Soo saarka (1/07) | Awooda |
---|---|---|---|
Sacuudi Carabiya | 10,099 | 8,800 | 12,500 |
Aljeeriya | 894 | 1,360 | 1,43 |
Ikwadoor | 520 | 500 | 500 |
Iiraan | 4,110 | 3,700 | 3,750 |
Ciraaq | 1,481 | ||
Kuwayt | 2,247 | 2,500 | 2,600 |
Libya | 1,500 | 1,650 | 1,700 |
Nayjeeriya} | 2,306 | 2,250 | 2,250 |
Qatar | 726 | 810 | 850 |
Angola | 1,900 | 1,700 | 1,700 |
Imaaraatka Carabta | 2,444 | 2,500 | 2,600 |
Fanansuwela | 3,225 | 2,340 | 2,450 |
wadarta | 31,422 | 30,451 | 32,230 |
Qiyaas Tirakoob
[wax ka badal | wax ka badal xogta]10 ka dal ee ugu horeeya soo saarista shidaalka 2009.
Heerka | Dalka | Soo saarid "Saliid ceeriin" Malaayin Fuusto Maalintiiba |
% Dhamaantood |
---|---|---|---|
1 | Ruushka | 9.650,4 | 14,0% |
2 | Sacuudi Carabiya | 8.184,0 | 11,9% |
3 | Maraykanka | 5.310,1 | 7,7% |
4 | Kanada | 3.793,0 | 5,5% |
5 | Iiraan | 3.557,1 | 5,2% |
6 | Fanansuwela | 2.878,1 | 4,2% |
7 | Meksiko | 2.601,4 | 3,8% |
8 | Ciraaq | 2.336,2 | 3,4% |
9 | Kuwait | 2.261,6 | 3,3% |
10 | Imaaraadka carabta | 2.241,6 | 3,2% |
Aduunka intiisa kale | 26.212,4 | 38,0% | |
Wadarta | 69.025,9 | 100% | |
OPEC katirsan | 28.927,1 | 41,9% | |
OPEC aan katirsaneen | 40.098,8 | 58,1% |
Dalalka ugu isticmaalka badan shidaalka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Halkaan waxaa ku qoran 20 dal ee aduunka ugu isticmaalka badan shidaalka laga soo bilaabo 2009:
Heerka° | Dalka | Malaayiin Fuusto (Fus) | % Boqolkiiba |
---|---|---|---|
1 | Mareykanka | 6820 | 21,7% |
2 | Shiinaha | 3148 | 10,4% |
3 | Jabaan | 1604 | 5,1% |
4 | Hindiya | 1161 | 3,8% |
5 | Ruushka | 984 | 3,2% |
6 | Sacuudi carabiya | 954 | 3,1% |
7 | Jarmalka | 884 | 2,9% |
8 | Baraasiil | 878 | 2,7% |
9 | Koonfur Kuuriya | 849 | 2,7% |
10 | Kanada | 801 | 2,5% |
11 | Meksiko | 710 | 2,2% |
12 | Holland | 670 | 1,5% |
13 | Faransiiska | 669 | 2,3% |
14 | Iiraan | 635 | 2,2% |
15 | Ingiriiska | 588 | 1,9% |
16 | Talyaaniga | 577 | 1,9% |
17 | Isbania | 545 | 1,9% |
18 | Indunisiya | 490 | 1,6% |
19 | Taywan | 370 | 1,2% |
20 | Singabuur | 366 | 1,2% |
Aduunka intiisa kale | 6985 | 24,0% | |
Wadarta | 30688 | 100% |
Fonte: BP Statistical Review of World Energy - June 2007