Galguduud
Galguduud | |
---|---|
File:= | |
Dalka | Soomaaliya |
Xarunta | Dhuusamareeb |
Aag saacadeed | UTC 3 (EAT) |
Galguduud ama (galgaduud) waa gobol ka mid ah Gobolada Soomaaliya wuxuunu ku yaalaa bartamaha Soomaaliya.
Waqooyi waxaa ka xiga gobolka Mudug, koonfur gobolka Hiiraan, Shabeellaha Dhexe, galbeed gobolka Soomaali-Galbeed iyo bari oo ka xigta Badweynta Hindiya.
Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Dhuusamareeb dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool iyo kaluumeeysi iyo xoogaa beeraha ah. Magaala madaxdiisa 2 baad tahay Cadaado oo ah magaalada ugu baaxada weyn gobolka galgaduud, sidoo kale waa xarunta baarlamaanka galmudug. Iyadoo ah xaruntii lagu aas aasay galmudugta hadda la arkayo , cadaado waa magalada ugu qurxoon deganada galmudug ,iyadoo leh amni laysku halayn karo , sidoo kale waxey leedahay magalada cadaado meelo kala duwan oo lagu dalxiiso , hotel , dooxooyin.
Qabaailka dega waxaa kamid ah
1 Habar gidir
.2 Mareexaan
3 surre
4 murusade
5 abgaal
6 Duduble
7 shiikhaaL
== Degmooyinka gobolka Galguduud
Casimadii hore waa ceel _buur lkn hada kumeel garka ahi waa dhuuso mareeb wana meesha laga arimiyo
- Dhuusamareeb*;*:’
- cadaado
- caabudwaaq
- Xeraale
- guriceel
- Ceel_dheer
- huurshe
- Bacadweyne
- Galinsoor
- godinlabe
- balanbale
- jowle
- Garabla
- Mareeg
- Galhareeri
- Qeycad
- dusmaley
- marjiicley
- Lafociise
- Dhabad
- WAXANA UGU DHULWAYN BEESHA HG OO GACANTA KU HAYSA DHAQAALAHA GALGADUUD IYO MAAMULKA GALGADUUD WAXAANA JIRO TOOLIYIN BADAN AANAN XUSIN
Xaafadaha ay ka koooban tahay magaalo madaxda gobolka ee Dhuusa Mareeb
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Dayax (Xaafad) waa xaafada ay ku yaalaan degaanada iyo xeryaha ciidamadda militeriga. Jihada Qorox u dhac (Galbeed)
- Horseed koonfor bari
- Waxarcadde waqooy bari
- Waabarieel waa xafada kutalo jihada qorox kasoobaxa(Bari)
== Xaafadaha ay ka koooban tahay Magalada Caabud waa
- Barwaaqo
- Ribadleh
- Biyo ado
- Godone
- Elaye
- Umudag
- Dhabad
- Abud wak²
- Hanboore
- Saxo
== Xaafadaha ay ka koooban tahay Balanbal
- Quran
- Biyo ado
- Garasle
- Bali God